Al-Infitaar
Al-Infiṭaar
Kala Jabid
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ
Bismi Allaah Ar-Raxmaan Ar-Raxiim
- 1 إِذَا ٱلسَّمَاۤءُ ٱنفَطَرَتۡ
iza As-samaa Infatarat
Marka samadu dillaacanto.
- 2 وَإِذَا ٱلۡكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتۡ
wa iidha Al-kawakibu intasaarat
Marka xiddiguhu isku daadsadaan.
- 3 وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ فُجِّرَتۡ
wa iidha al-bixaaru fujiirat
Markay badahaala la furo.
- 4 وَإِذَا ٱلۡقُبُورُ بُعۡثِرَتۡ
wa iidha Al-Qubuur bucirat
Marka Qabuuraha la firdhiyo.
- 5 عَلِمَتۡ نَفۡسࣱ مَّا قَدَّمَتۡ وَأَخَّرَتۡ
calimad maa qaddamat Wa axxarat
Naf kasta waa ogaan waxay hor marsay iyo waxay dib u dhigaysay.
- 6 یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡإِنسَـٰنُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ ٱلۡكَرِیمِ
Yaa ayyuha Al-insaan ma carrka birabbik Al-Kariimi
Aadanow! Maxaa ku qaaqiyey Rabbigaa ee Dheeraadka ah?
- 7 ٱلَّذِی خَلَقَكَ فَسَوَّىٰكَ فَعَدَلَكَ
alladhi Khalaqaka Fasaawaa fadalka
Kan ku Abuuray, kaa Qummiyey, kana Dhigay Xaq (Qumman)
- 8 فِیۤ أَیِّ صُورَةࣲ مَّا شَاۤءَ رَكَّبَكَ
Ayye suurad maa shaa Rakabaka
Qofkii Doono Ee Eebe, Ee Isagu wax uun ka Abuura Qaab kasta.
- 9 كَلَّا بَلۡ تُكَذِّبُونَ بِٱلدِّینِ
tukadh-dhiboon Beldiin
Mayee, waxba ka wayn! Laakiin idinku waxaad beeninaysaan (ciqaabta) Aakhiro iyo (Xisaabta)
- 10 وَإِنَّ عَلَیۡكُمۡ لَحَـٰفِظِینَ
wa inna alaaykum Lahaficiin
Hubaal waxaa idin saaran (Malaa'ig) ilaaliyaan.
- 11 كِرَامࣰا كَـٰتِبِینَ
kiraamen kaatibiin
Kuwo qalbi wanaagsan, oo qora (camalkaaga).
- 12 یَعۡلَمُونَ مَا تَفۡعَلُونَ
Yaclamuuna ma taf'acuna
Waxay yaqiinsan yihiin waxa aad fasheen.
- 13 إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِی نَعِیمࣲ
Inna Al-abraar Lafi Na'iim
Hubaal kuwa wanaagsan waxay ku noolaan raxmad.
- 14 وَإِنَّ ٱلۡفُجَّارَ لَفِی جَحِیمࣲ
wa inna Al-Fujjar Lafi Jaxiim
Joojayaasha waxayna ku sugnaan Naarta.
- 15 یَصۡلَوۡنَهَا یَوۡمَ ٱلدِّینِ
yaslownaha yaawm ad-Diini
Waxay gali doonaan Maalinta Cidhibta.
- 16 وَمَا هُمۡ عَنۡهَا بِغَاۤىِٕبِینَ
wama hum anha Begaayibiin
Mana ka baxsan doonaan (Naarta) oo aan la fogaani.
- 17 وَمَاۤ أَدۡرَىٰكَ مَا یَوۡمُ ٱلدِّینِ
adraka ma yawn ad-Diini
Oo maxaa kuu sheegi doona maalinta abaal marinta?
- 18 ثُمَّ مَاۤ أَدۡرَىٰكَ مَا یَوۡمُ ٱلدِّینِ
thumma adraka ma yawn ad-Diini
Mar kale, maxaa kuu sheegi doona maalinta abaal marinta?
- 19 یَوۡمَ لَا تَمۡلِكُ نَفۡسࣱ لِّنَفۡسࣲ شَیۡـࣰٔاۖ وَٱلۡأَمۡرُ یَوۡمَىِٕذࣲ لِّلَّهِ
yaawm tamlik Linnafs shaye'n Wal-amru yawma'izin Lillaahi
Maalinta uusan nafsu waxna wax u tarayn naf kale, amarka maalintaas Eebaa iska leh.
This surah in other languages
- বাংলা আল-ইনফিতার
- Bosanski El-Infitar
- Нохчийн Аль-Инфитар
- Deutsch Al-Infitar
- English Al-Infiṭār
- Español Al-Infiṭār
- فارسی الانفطار
- Français Al-Infitār
- Hausa Al-Ƴnfilatar
- עברית אל-אינפיטאר
- हिन्दी अल-इन्फितार
- Bahasa Indonesia Al-Infithar
- 日本語 アル=インフィタール
- 한국어 알-인피타르
- کوردی El-İnfiṭar
- Bahasa Melayu Al-Infithar
- Nederlands Al-Infitaar
- پنجابی الانفطار
- ਪੰਜਾਬੀ ਅਲ-ਇਨਫ਼ਿਤਾਰ
- پښتو الانفطار
- Português Al-Infitār
- Русский Аль-Инфитар
- Soomaaliga Al-Infiṭaar
- Shqip El-Infitar
- Kiswahili Al-Infitari
- தமிழ் அல்-இன்ஃபிதார்
- ไทย อัล-อินฟิฏอร
- Türkçe El-İnfitar
- اردو الانفطار
- Oʻzbek Ал-Инфитор
- 中文 引斐塔尔