Goddestination

Al-Fil

Al-Fayl

Maroodi

5 ayahsMeccanSoomaaliga

Now playing Watch on YouTube

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ

Bismi Allaah Ar-Raxmaan Ar-Raxiim

  1. 1 أَلَمۡ تَرَ كَیۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَـٰبِ ٱلۡفِیلِ

    Alam Taara kayfa fala Rabbuka beas-habi Al fiil

    Miyaadan arag sida Eebahaa ku canoobin Asxaabta Fil?

  2. 2 أَلَمۡ یَجۡعَلۡ كَیۡدَهُمۡ فِی تَضۡلِیلࣲ

    Alam yaj'al kaydahum fey tazliil

    Miyuuna Yeelay Talaadadoodii Baadiyo?

  3. 3 وَأَرۡسَلَ عَلَیۡهِمۡ طَیۡرًا أَبَابِیلَ

    wa arsala caleeyhim tayraan Ababiil

    Oo soo dirday (Eebe) xaggooda (ciidamada Fil) Shimbirro (xooggan) tiro badan.

  4. 4 تَرۡمِیهِم بِحِجَارَةࣲ مِّن سِجِّیلࣲ

    Tarmiheim behijaaro min Sajiil

    Ku dhufatay dhagax laga sameeyay dhoobo la kariyey.

  5. 5 فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفࣲ مَّأۡكُولِۭ

    fajaalahum kasf ma'kul

    Markaasuu ka yeeley sida xashish la cunay oo kale.

This surah in other languages